Skip to content

dugsiiyeinc/nasiye

Folders and files

NameName
Last commit message
Last commit date

Latest commit

 

History

32 Commits
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Repository files navigation

Nasiye

 Problem Solving

Waddan kasta waxa uu leeyahay adeegyo isaga ugaar ah oo aan cidkale la wadaagin waddankeenuna wuu ka qatan yahay sababo jira awgood. Bulshadeenna Soomaaliyeed cilladaha haysta waxaa kamid ah inaysan haysan Meel ugaar ah oo ay ku wadaagaan wax yaalaha uu qof kasta gaarkiisa ugu fiican yahay ama uu khibrad nololeed ka haysto ,iyo meel uu ka helo dad kale khibradooda iyo aqoonta uu Ilaahay ku mannaystay oo ay ka faa'daystaan.

 Solution Haddaba waxaa noo caddaatay inay lagama maarmaan tahay in la helo meel ugoonni ah keliya in wax lagu qoro waxna laga akhristo. Waxaan go'aansanay dhisida madal haqab tiraysaa baahidaas oo bulshadeenna wax weyn ka badasha mustaqbalka dhow iyo kan fog labadaba.

Madashaan waxay kaa caawinaysaa inaa heshid wax kasta oo aad ubaahantahay ina aad ogaatid ,isla markaana waxay kuu oggolaanaysaa in aad adiguna dadka kale lawadaagto aqoontaada iyo khibradaada nololeed . Waxaa kaloo awood uyeelanaysaa ka munaaqashoodka ama is dhaafsiga fikradaha wax ku ool ka ah , bulshadeenana wanaag kusoo kordhinayaa.

🌟 Features

  • User account reg and login
  • Reading other’s posts
  • Post your own story
  • Like
  • Comment and reply

🚀 Technologies Used

  • Frontend: HTML5, CSS3, JavaScript
  • Version Control: Git & GitHub

🏫 Usage Scenarios

  • Qoraayaasha ayaa qoraya wixii ay rabaan in ay ulshada la wadaagaan deetana, wey daabacayaan
  • Akristayaashuna wxy dhex mushaaxayaan qoraalladaas oo hadba kii cajabiya ama ay xotiisa ubaahdaan daalacanayaa

📌 Roadmap

Here are some features we plan to implement in future versions:

  • Categorised
  • Creating your own folders 📂
  • Following the people, you like
  • Others can follow you
  • share

📧 Contact

For questions or suggestions, feel free to reach out:

Releases

No releases published

Packages

No packages published