Extension Figma Design #42
Replies: 24 comments 58 replies
-
Asxaabta waxaa soo dhamaaday design-ka Extension-ka waxaan rajayna bari in si toos ah dhisidiisa aan u bilowno linkiga design-ka waakan Sidoo kale waxa jira page ay kugu qoran yihiin guide-ka design-ka oo ay kamid yihiin Font-size, colors iyo cabirada waxaad ka heleysaa qaybta bidix ee figma. Shaqo wacan bari subaxna waxaan idin la soo wadaagi doona qaabka aan u qaybsan lahayn shaqada Insha allah. @iftiiin |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
dhalinyaro halkaan ku xeriira Insha'Allah! shaqo wacan |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Dhalinyaro waxaan sameeyay board aan ku qaybiyay shaqada qof walba waxa laga rabo iyadoo faahfaahsan issue ayuu ugu diyaarsanyahay waxaan rajaynaa inuu qof walba shaqadiisa qabsado sidoo kale xasuusnoow marka shaqada sidaas u bilowdo qaybtaada status-ka waa inad ka badashaa oo aad gaysaa In progress haddi aad dhamaysana done u badal status. dadka shaqadooda ay ka mid ah popup kaliya diyaari popup-ka iyo overlay-giisa u dhaxeeya page-ka iyo popup-ka. Good luck |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Howsha waa bilaaabatay |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Dhalinyaro waan arkaa howsha waad bilowdeen shaqa wacan sidoo kale discussion-kaan inaad kuwada xiriirtaan isku daya |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta xagee wax marineysaan? |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Dhalinyaro inta aanan ka ahayn @iftiiin inta kale xagee wax marsiinaysaan |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
|
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta dhankayga waxaan dhameeyay labada page ee kala signup and signin factionalaties-kooda iyo wax walba oo quseeya iyaga. cabirka extension-ka sidee ayuu idin noqday |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta waxaan pull request ka soo sameeyay auth pages oo signin iyo sign up pages fiiriya kadib wixi comments wax ka badal ah isoo celiya haddi kalana hala aqbalo |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Waxaan soo sameeyay pull request cusub hala iga fiiriyo |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Waxaa soo sameyay pull request qeybta payment fiiriya i.a |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Eng pull request branch extension-ka ka sameeya ma ahan midka main-ka marka hore aan extension iskugu geeyno |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
@hayle102 Eng pull request baan soo dirsaday adigana waxaan kaa dhigay reviewer, marka aqbal |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
@faaraxcabdulaahi Eng review ayaan ku soo siiyay fiiri pull request soo codsatay |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
@hayle102 waqtiga gabogabo waaye waxyaabha noo dhiman nagu kla assign garee |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta cabirka sugaysay waan idin la soo wadaagay ka fiiriya discussion-ka #64 |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta waxaan soo sameeyay pull request wuxu leeyahay conflict ayaa jiro mid ayaan ku xaliyay github dhexdiisa oo inta sababaysa conflict ayaan delete gareeyay mid kale ayuu wali ku haystaa oo ah dhanka file-ka style oo style cusub oo aan hadda ku soo push gareeyay branch-gayga kadib aan request u codsaday extension ayuu leeyahay wuxuu sababaya conflict. hala fiiriyo wixii review ah hala ii dhaafo. |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta hadda waxaan filaaya qaybta front-end ee extension inaan ka dhamaanay yaa ay wax ku harsanyihiin |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta branch-gayga oo ahaa auth-dash waxaa la iskugu keenay dhamaan qaybaha project-ga sidee ku dhacday hadda ayaan waxaan is iri logada light u badal markaan maagay inaan soo push gareeyo ayuu igu dhagay waxayna ahayd inan shalay conflict mid ka mid ah aan ku xaliyay github tool kadib aayaan pull soo sameyay waxaaba isoo galay dhamaan inta ka shaqaynayseen sidee ku dhacday. |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
@iftiiin eng ayaan dhoweed marka samaysay conflict merge branch-gayga waxaa yimid all pages ka shaqaynayseen wuxu ii sababay qaybta style inuu wax iga qalday hadda wan soo saxay waxan soo dalbaday pull request wuxu sheegaya conflict waa isla file-kii style-ka |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta waxaan pull request ka soo sameeyay waxaan iskugu geeyay dhamaan models-kii oo waxaan ka dhigay mid ka soo wada kacaya hal page oo ah page-ka dashboard iyadoo la isticmaalayo hal modal kaliya waxaa la badali doona contents-ka, inputs-ka iyo validations-ka iyadoo loo eegayo xilligaas action-ka dhacaayo e.g topup, check balance, iyo change PIN marka review hala soo siiyo ka dib hala aqbalo |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Asxaabta pull request cusub sameeyay hala review gareeyo |
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
-
Figma Design waakan:
https://www.figma.com/design/NYHcgHxMiTQpBw1w2nsN2h/dhaqsoPay?node-id=0-1&t=v9Oor9C9ElntzAxp-1
Beta Was this translation helpful? Give feedback.
All reactions